Madaxa xaqiijinta Qoondada haweenka ee Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka Heer Federaal  oo  war ka soo saartay.

Axad 06/02/2022  Muqdisho: Madaxa xaqiijinta Qoondada haweenka ee Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka Heer Federaal  Marwo Faadumo Maxamed Cabdullahi ayaa walaac ka muujisay xaqiijinta ilaalinta iyo hergelinta Qoondada haweenka Warkan qoraalka ah ayaaContinue reading “Madaxa xaqiijinta Qoondada haweenka ee Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka Heer Federaal  oo  war ka soo saartay.”

War-saxaafadeed: Doorashada Kuraasta HOP#237 iyo HOP#239 ee Xildhibaannada Soomaaliland ku metelaya Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka

MUQDISHO — 1da Nofeembar 2021 Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ayaa waxa uu bogaadinayaa bilaabashada Doorashada Gollaha Shacabka oo maanta oo ay taariikhdu ahayd 1- Nofember-2021 la doortay labadii (2)Continue reading “War-saxaafadeed: Doorashada Kuraasta HOP#237 iyo HOP#239 ee Xildhibaannada Soomaaliland ku metelaya Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka”

Guddoonka Guddiyada Doorashada Heer Federaal iyo Heer Koonfur Galbeed oo Kormeeray Xarumaha Doorashada iyo Sugidda Amniga

BAYDHABO: 27-Oktoober-2021 Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (GHDHF) Md. Maxamed Xasan “Cirro” oo ay weheliyaan guddoomiyaha Guddiga Maamulka Doorashada Heer Dawlad Goboleed ee Koonfur Galbeed Soomaaliya Md. Yuusuf CabdiqaaddirContinue reading “Guddoonka Guddiyada Doorashada Heer Federaal iyo Heer Koonfur Galbeed oo Kormeeray Xarumaha Doorashada iyo Sugidda Amniga”