Jadwalka Doorashada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya

Ayada oo ay tahay waajibaadka saaran Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (GHDHF), waxa uu guddigu halkaan ku soo gudbinayaa jadwalka doorashada 2020/2021 ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Halkaan ka degso Jadwalka Doorashada Golaha Shacabka (PDF; 179 kB).