Jadwalka Doorashada

Jadwalka Guud ee Doorashada Baarlamaanka labada Aqal ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (JFS) waxaa Guddiga Hirgelinta Doorashada ee Heer Federaal (GHDHF) faafiyey 16 Luulyo, 2021.

Jadwalka doorashada Aqalka Sare

Jadwalkaan hoose waxa uu muddeynayaa doorashada senatarrada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.


Jadwalka qabanqaabada doorashada Golaha Shacabka

Qabsoomidda qabanqaabada doorashada xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka 11aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxaa loo asteeyey muddada ku xusan jadwalka hoose.


Jadwalka diiwaangelinta musharaxiinta Golaha Shacabka

Muddeynta diiwaangelinta musharaxiinta Golaha Shacabka iyo xallinta cabashooyinka musharaxiinta waxa ay ka bilaaban 1da Sebteembar, 2021 waxaa na ay ku eg tahay 19 Sebteembar, 2021.


Codbixinta iyo faafinta natiijada doorashada

Jadwalkaani waxa uu muddeynayaa qabashada codbixinta, ku-dhawaaqista natiijada ka-ma-danbaysta ah iyo sidoo kale taariikhda dhaarinta xildhibannada.