Gudoomiyha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federal oo kulan fogaan-aragga ah la yeeshay Wakiilka Gaarka ah ee Qaramada Midoobay

Gudoomiyha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (GHDHF), Mudane Maxamed Xasan “Cirro” ayaa maanta kulan fogaan-aragga ah la yeeshay Wakiilka Gaarka ah ee Qaramada Midoobay, James Swan. Intii kulanku socday ayaaContinue reading “Gudoomiyha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federal oo kulan fogaan-aragga ah la yeeshay Wakiilka Gaarka ah ee Qaramada Midoobay”