Madaxa xaqiijinta Qoondada haweenka ee Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka Heer Federaal  oo  war ka soo saartay.

Madaxa xaqiijinta Qoondada haweenka ee Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka Heer Federaal  oo  war ka soo saartay.

Axad 06/02/2022  Muqdisho: Madaxa xaqiijinta Qoondada haweenka ee Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka Heer Federaal  Marwo Faadumo Maxamed Cabdullahi ayaa walaac ka muujisay xaqiijinta ilaalinta iyo hergelinta Qoondada haweenka

Warkan qoraalka ah ayaa Marwo Faadumo Maxamed Cabdullahi Waxay ku adkeyneysaa beelaha soomaaliyeed in beeshii leh sedex kursi ay mid ka dhigaan haween.