Skip to content
Guddiyada Hirgalinta Doorashooyinka 20/21 ee Heer Federaal
  • La Xiriir
  • English

Primary Menu

  • Bogga Hore
  • Ku Saabsan
    • Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka ee Heer Federaal (GHDHF)
    • Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka
    • Guddiga Maamulka Doorashada Banaadiri
    • Guddiga Maamulka Doorashada Galmudug
    • Guddiga Maamulka Doorashada Hirshabelle
    • Guddiga Maamulka Doorashada Jubaland
    • Guddiga Maamulka Doorashada Koonfur Galbeed
    • Guddiga Maamulka Doorashada Puntland
    • Guddiga Maamulka Doorashada Somaliland
  • Jadwalka
  • Haweenka
  • Hannaanka
    • Habraaca Doorashada Aqalka Sare
    • Jadwalka Doorashada Golaha Shacabka
  • Mabaadii’da
  • Murashaxiinta
English
  • Follow
  • Follow on Instagram
  • Follow on Facebook
  • Follow on Twitter

Doorashooyinka 20/21

Natiijada Doorashada Aqalka Sare ee 12-kii Agoosto ka dhacday Caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb

Natiijada Doorashada Aqalka Sare ee 12-kii Agoosto ka dhacday Caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb

Muqdisho, 13-ka Agoosto, 2021 Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka ee Heer Federaal wuxuu soo dhaweynayaa natiijada doorashada Aqalka Sare ee 12-kii Agoosto ka dhacday Caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb. Magacyada Xubnaha Aqalka SareContinue reading “Natiijada Doorashada Aqalka Sare ee 12-kii Agoosto ka dhacday Caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb”

Warsaxaafadeed: Doorashada Xubnaha Aqalka Sare ku metelaya Maamul-Goboleedka Puntland ee Garoowe ka Dhacday 11 Agoosto 2021

Warsaxaafadeed: Doorashada Xubnaha Aqalka Sare ku metelaya Maamul-Goboleedka Puntland ee Garoowe ka Dhacday 11 Agoosto 2021

Muqdisho, 12 Agoosto 2021 Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka ee Heer Federaal wuxuu soo dhaweynayaa natiijada doorashada Aqalka Sare ee 11-Agoosto ka dhacday caasimadda Puntland ee Garoowe. Magacyada Xubnaha Aqalka Sare eeContinue reading “Warsaxaafadeed: Doorashada Xubnaha Aqalka Sare ku metelaya Maamul-Goboleedka Puntland ee Garoowe ka Dhacday 11 Agoosto 2021”

Doorashada Afartii Kursi ee u Horreeysay Aqalka Sare oo Kismaayo ku soo Gabagabowday

Doorashada Afartii Kursi ee u Horreeysay Aqalka Sare oo Kismaayo ku soo Gabagabowday

Waxaa maanta ku soo gabagaboobay magaalada Kismaayo ee caasimadda ku-meel-gaarka ah ee Dawlad-Goboleedka Jubaland doorashada afartii kursi ee u horreeyey ee musharraxiintu ugu tartamayeen senatorrada Aqalka Sare ee Baarlamaanka FederaalkaContinue reading “Doorashada Afartii Kursi ee u Horreeysay Aqalka Sare oo Kismaayo ku soo Gabagabowday”

Gudiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal oo la kulmay wakiillada naafada Soomaaliyeed

Gudiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal oo la kulmay wakiillada naafada Soomaaliyeed

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka ee Heer Federaal (GHDHF) ayaa maanta kulan la yeeshay wakiillo ka socda dadka naafada ah ee Soomaaliyeed. Kulanka ayaa looga hadlay sidii loo hubin lahaa in dadkaContinue reading “Gudiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal oo la kulmay wakiillada naafada Soomaaliyeed”

Shaacinta Jadwalka Guud ee Doorashada Baarlamaanka Labada Aqal ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (JFS)

Shaacinta Jadwalka Guud ee Doorashada Baarlamaanka Labada Aqal ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (JFS)

War-saxaafadeed – Muqdisho, 16 Luulyo, 2021 Si waafaqsan mas’uuliyadda Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federal (GHDHF) ka saaran hirgelinta doorashooyin degdeg ah, waqtigooda ku dhaca, xor iyo xalaal ah iyo baahidaContinue reading “Shaacinta Jadwalka Guud ee Doorashada Baarlamaanka Labada Aqal ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (JFS)”

Doorashada Guddoonka ku-meel gaarka ah ee Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal

Doorashada Guddoonka ku-meel gaarka ah ee Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal

Muqdishu, 2 Luulyo 2021 – Kulan rasmi ah oo ay maanta yeesheen Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ayaa u doortay Mudane Muuse Geelle Yuusuf guddoomiyaha ku-meel gaarka ah ee guddiga.Continue reading “Doorashada Guddoonka ku-meel gaarka ah ee Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal”

Ra’iisul Wasaare Rooble oo Daahfuray Tababbarka Guddiyada Doorashada iyo Xallinta Khilaafka

Ra’iisul Wasaare Rooble oo Daahfuray Tababbarka Guddiyada Doorashada iyo Xallinta Khilaafka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa daahfuray tababbarka Guddiyada Doorashada ee Heer Federaal, Dawladaha Xubnaha ka ah Dawladda Federaalka, iyo Guddiga Xallinta Khilaafka Doorashooyinka. Tababbarkaan ayaaContinue reading “Ra’iisul Wasaare Rooble oo Daahfuray Tababbarka Guddiyada Doorashada iyo Xallinta Khilaafka”

War-saxaafadeed: Kulanka loo Madlan yahay ee Dhinacyada Hoggaanka Golaha Siyaasadda

War-saxaafadeed: Kulanka loo Madlan yahay ee Dhinacyada Hoggaanka Golaha Siyaasadda

Muqdisho, Maarso-16-2021 Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal wuxuu soo dhaweynayaa kulanka loo madlan yahay ee dhinacyada hoggaanka Golaha siyaasadda ay qorshaynayaan in ay deg deg u qabtaan, una xalliyaan tabashooyinkaContinue reading “War-saxaafadeed: Kulanka loo Madlan yahay ee Dhinacyada Hoggaanka Golaha Siyaasadda”

War-saxaafadeed: Xallinta Is-marin-waaga Doorashada

War-saxaafadeed: Xallinta Is-marin-waaga Doorashada

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal wuxuu ugu baaqayaa Golaha Wadatashiga Qaran ee dalka in ay deg deg isugu yimaaddaan, si loo xaliyo tabashooyinka kasoo laabtay heshiiskii 17-kii Sebteembar 2020. GuddiguContinue reading “War-saxaafadeed: Xallinta Is-marin-waaga Doorashada”

Tababar ku Saabsan Amniga iyo Badqabka Doorashooyinka Dalka

Tababar ku Saabsan Amniga iyo Badqabka Doorashooyinka Dalka

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal(GHDHF) oo kaashanaya qaybta amniga ee AMISOM ayaa bilaabay tababarka bedqabka doorashada iyo dadka ka shaqaynaya. Tababarkaan ayaa waxa ka qayb gelayaa Guddiyada Doorashooyinka Heer FederaalContinue reading “Tababar ku Saabsan Amniga iyo Badqabka Doorashooyinka Dalka”

Posts navigation

Older posts
Newer posts
  • Shuruudaha Adeegsiga
  • Dhowrista Xogta
  • Cookie Policy