Axad 06/02/2022 Muqdisho: Madaxa xaqiijinta Qoondada haweenka ee Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka Heer Federaal Marwo Faadumo Maxamed Cabdullahi ayaa walaac ka muujisay xaqiijinta ilaalinta iyo hergelinta Qoondada haweenka
Warkan qoraalka ah ayaa Marwo Faadumo Maxamed Cabdullahi Waxay ku adkeyneysaa beelaha soomaaliyeed in beeshii leh sedex kursi ay mid ka dhigaan haween.