Digniin: Barta Facebook ee Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka ee Heer Federaal

Digniin: Barta Facebook ee Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka ee Heer Federaal

DIGNIIN: Page-kani ma ahan Facebook-ga Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka ee Heer Federaal

Shacabka Soomaaliyeed waxa aan u xaqiijinaynaa in barta Facebook-ga ee sawirka sare ka muuqataa tahay been abuur, aanu na ahayn kii rasmiga ahaa ee Guddiga Hirgelinta Dooshooyinka Heer Federal.

Dhammaan qoraallada lagu soo daabacay boggaasi waa been abuur ee ha laga digtoonaado.

Baraha rasmiga ah ee Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka ee Heer Federaal waa sida hoos ku xusan:

Facebook: https://facebook.com/doorashooyinka2021

Twitter: https://twitter.com/doorashada2021_

Mahadsanidiin