Heshiisyada Doorashooyinka 2020/21

Heshiisyada Doorashooyinka 2020/21 waxa ay ka kooban yihiin qodobbadii ku soo baxay shirarkii is xigxigay ee Golaha Wadatashiga Qaranka, kuwaas oo gundhigga u ahaa hannaanka doorashooyinka 2020/21.