Shuruudaha Musharraxiinta

Musharrax walba oo u tartamaya kuraasta Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya waxaa waajib ku ah in uu oggolaado Xeerka Anshaxa ee Musharraxiinta iyo in buuxiyo shuruudaha ku xusan Foomka Caddaynta Musharraxnimada iyo Foomka Diiwaangelinta Musharraxa.

Musharraxa ka tanaasula musharraxnimadiisa, waa in uu soo ogeysiiyaa guddiyada ku shaqada leh isaga oo soo buuxinaya Foomka Ogeysiinta Dib-uga-noqoshada Musharraxnimada ee hoos ku lifaaqan.

Xeerka Anshaxa ee Musharraxiinta

Foomka Caddaynta Musharraxnimada

Foomka Diiwaangelinta Musharraxa

Dib-uga-noqoshada Musharraxnimada